VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ugaaso - Lyrics

jaceyl aayatiin labaa abuurnoo waad ogeydee intaan ugubkiisii mudaybaa ilaalshoo waad ogeydeee abayde sidii udhowree markan kulahaa ugaasooy ujeedo fog baan lahaa afibadantaan lahaa amaanada dhowr baan lahaa markii ubaxii is gaadhay markuu intifaacsi joogo maxaa uur xumada keenay maxaa odayaal xil sidey dagaal llogu oogayoo maxaa loo inaasho koor waliba aflagaado keenay abaal daraney hadaad ujeedo xingaara uguuxday ilowsho dhawey nafsaa dhexdeena ka awdanoo wuxuunbaa quracdoo anigu kaa aarsan maayee ilaahbaan talada saartay indhuub baa shax kaa dilooo irbad lagu geeyay maqal ogaal marqaati fiican ahana waa laga tagaa imaankaa lagu dagaaye markay oomane ku guushey aroori shub baa alahaa imaankeedaa godlane cadaabo cun baa lahaa markaan waajibkayga hushay markii aan aamin sugaayey maxaa aamino xun keenay maxaa oorida ninkeedii ablay loogu daadaayoo waliba saaraarta guurkiyo maxaa idiinn xambaarshay abaal daraneey hadaad ujeedo xinkaa uguuxday ilowsha dhawey nafsa dhexdeenan ka ooganoo ruxun bay qaracdooo anigu kaa aarsan maayee ilaahbaan talada saartay ilaahbaan talada saartaay
Queue is empty
-- / --