VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haygu wacad furin - Lyrics

inan yahay warkii iyo waanadii wacadkaan lahayn nin wadaa hooge waa kala wadee yaa waalanoo kala weeciyee wax la saarayaa wa yaqiinka waa wadkayge weyne eebow wiiqmay maantee ha igu wacad furin sida oday walaal wehel kale aan heyn wiilkuu lahaa cadaw waran ku dilay warisay adaan weer kuu xidhoo wakhtigaa i hayee waayahaa i baday walanaha asalkiyo waxyaha dhamaan intaa waayiraan ku wareegsantee sidaad ii wadaan webi igu ridoo igu eersatee waa waxaad heshaan
Queue is empty
-- / --