VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hugunka iga baxaaya - Lyrics

waxaan adiga moodee waa meel habaasooo walaacaw ka baxayoo laga wada hayaamee hugunkayga baxayo hadimadii jacaylkaa maanta i halesshoo RABI igu hagaajee han qaloocsi kacayeey naftu heedadawdee waxay haabo leedahay wali may haleeline ma hadoo heshiisyo hadal naa dhaxeeyay inaad kala halaysaa hadhuubkii aan kuu siday aan kula hortaagnaa adaa u hubsan waayoo hareeraha ka dhaafee laba aan is hurinbaan waligay u haystee aan ku hanbalyeeyee ma mid kalaad la haystaa
Queue is empty
-- / --