VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftaydiyeey - Lyrics

Nafteydiyay hafulin Laamoo ka fiirso Maanto X2 Faa'ido maahoo Yaynan kula foganoo Yaan fudeed ku qadin X2 Fiidkiyo aroortaa Kala fula ayaankee Ficil yuuku jiirine X2 Jaceel igu fidaa Wadnaha i fariistoo Rabi igu fidmee X2 Faduul weeye ruux Maqan adigoon ka Faashan waxad Ugu faqaysaa X2 Fiidkiyo aroortaa Kala fula ayaankee Ficil yuuku jiirine X2 Meel firiyo boor Badan yaad faran Dulaysoo faras Baad ku duushee X2 Fiinkaa ciyaayiyo Foorida dabaysha Faadumo ha modine X2 Fiidkiyo aroortaa Kala fula ayaankee Ficil yuuku jiirine X2 Waad forartaayoo Kuma aad fayoban Fataxadiyo diintee X2 Cilmi kii faruur xiray Feeraha ugalay qays Laylaba u fiirsoo X2 Fiidkiyo aroortaa Kala fula ayaankee Ficil yuuku jiirine X2
Queue is empty
-- / --