VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Murugaa ihayso - Lyrics

Murugaaa Ihaaysee macaaneey murugaa Ihaaysee macaaneey Miirkeeygii majoogee macaaneey miirkeeygii Majoogo maalmahaanee Midigteey qaboo ii maciinee Murugadaan ihaayso iiga dhowree Mininkiin agtiisaan maraayee Maalin walooba (Kashaato) waa soo maraayee Muuqaaga, Muuqaagee Muuqaa maxaa leega hoodii ——— ——— Maalintii Miriqdaa aan waayoo maalintti Abaay miriqdaa aan waayee Mahergaloo Meeshoo maseexdee mahergalee Ani meeshoo maseexdee Malableey ii soo maciinee Maskaxdeey adaa maamulaayee Mininkiin agtiisaan maraayee Maalin walooba (Kashaato) waa soo maraayee Muuqaaga, Muuqaagee Muuqaa maxaa leega hoodee Lyrics by:  Hage
Queue is empty
-- / --