VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waqti - Lyrics

wakhtiyow wareerkaa iyo waalidaa walee waa cajiib waagii baryoo wacdarahaa dhacaayana waa lagu waana qaataa wabi waa gudhaa wayso waa jabta la is wanaajiyaa wax ku suub samaaye waydaata weelka ka waraabisee waana laga warami karee waajib miya waji naag lahayne wali maa i tiraa waaryaa kuma aqaan lama waari doone waajib weeyi geerida oo yar iyo waynba maraa
Queue is empty
-- / --