VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhoof iyo cishqi - Lyrics

Dhulku kala fogaayee Wakhtiguna dhawaa X2 Midii iigu dheereed Naga dhexeeyay Axdigu dhismihii kal- Gacaylka iyo dhadhan Ka noloshuba ahayd Miyaan ka dhaqaaqi Karayaa x2 Dookh iyo cishqibaa Midba dhinac ii jidayee Waan kala dhantaal Mee dhankee baan U kacayaa Dhoof dhoof dantu Dhiba malahee way Kaa dhursugiye dhoof X2 Dhibtu miyay qarsonta Durbaba dhacdadaydii X2 Dhego aadmi jiranaa Dhaman wada gadhayo Inan dhaka farsanahay Dhaforkay ka muqataa Miyan dhoola cadeen Karaa x2 Dookh iyo cishqibaa Midba dhinac ii jidayee Waan kala dhantaal Mee dhankee baan U kacayaa x2 Dhoof dhoof dantu Dhiba malahee way Kaa dhursugiye dhoof X2
Queue is empty
-- / --