VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rooney - Lyrics

Raxmad weeye guurkoo Labadii rug wada degaa Ku raad jooga samirkee X2 Naxariista rabi iyo risiq Iyo ubad baa raaxo wayn Helaane x2 Ruunay waxaad tahay Raaliyadii haween koo Raas lagu nagaadoo Dadku wada riyaaqoo Lagu reeyo noqo x2 Waa rixim kalgacalkuye Hadii uu run kaa yahay Rayigana ka hodan tahay X2 Taladii la ruugiyo rajadii Ladhowraba laysku raaco Ruunay waxaad tahay Raaliyadii haween koo Raas lagu nagaadoo Dadku wada riyaaqoo Lagu reeyo noqo x2
Queue is empty
-- / --