VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taan - Lyrics

milicsadaay muxibo aan guurinbaa galisey maankaygee malaha adigu cishqiga kuma mudino mala awaalbaad igu maaweelisaa iimaciiin iimaciin naftaa murugada hadaysee miyaadan iinaxayninee midigtuna miciyo yaraa markay bidixdu maqantahay mar walba hamigu adigaa dhex meerayoo maalintii habeenkii muraaqoodayaa mar walba hamigu adigaa dhex meerayoo maalintii habeenkii muraaqoodayaa iimaciin naftaa murugadaa ha deysee
Queue is empty
-- / --