VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Boodhari - Lyrics

waraaqaha dhanbaalada wararkiyo fariimaha hud hudkaan wakiishaday fariintiisii waayee wacantaan jeclaayeey yaan la igaaga kaa warinee warmihii jacaylkee inay waax yahaygiyo wadnahayga gaadhee oo aan la wiiqmoo wakinaayo socodkee boodhari wadkii dilay ee qays wan jalay wadaday mareen miyaad igu wadaa wardaay nafsi waa warege bal aan dhawrno waayaha markuu waranka kulahelaye ana wiiqaa meel dhigo ee hatufkiyo wargaystada wariyaasha caashaqa hadba waxaad u nooshiyo kama helo warkaagee wehelkii naftaydaay miyaad tahay warmoog waalalaw naftaydiyo walbahaarka caashaqa waabaydan igu mudan ee aan la wiiqmoon wakinaayo socadkee
Queue is empty
-- / --