VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta My love - Lyrics

afkoo dhuxula dhaayaha indhaha dhalad wanaagaa dhal dhalaalkan guudkaaga midabkaagan dhiinka a dhaayaha u rooneey dhaqaaq joogsigaagiyo doola ka qosolkaa i dilay halki aad ku dhalatiyo dhudi lagu xambaaryeey ma wax kula dhigmaa jiraa dheemaneey dhul roob helay onkodkii ku dhacay dhibicduna ku wayn tahay oo dhalanka geedaha dhaayuhu ku dhugtaan waxaad iila dhigantahay sida laanta dhidigoo dhir iyo ubax ku yaalaan
Queue is empty
-- / --