VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nugulaa Jaceyl - Lyrics

nugulaa jacayl nafta uu helaa naxariis jeclaa nooluhu rajada ku noq noqon ogaa nabarada cishqigu niyad xumi badnaa intaan naawilayaa kaama noogayn naq la waayay iyo nacab ha igu noqon naarigaa jacayl naf uu daashadaybaa nabsi maal heshee waxa nolosha haga nasiibkiyo wakhtigaa nayaayigana waa nasri kuu curtee
Queue is empty
-- / --