VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilad caashaq - Lyrics

Jacaylka markaan bilawnay ilaa goortuu barbaaray Waxaa tahay bahalashayda Dareenka adaa baxnaasha Rajaad igu beertay aboowe Ha burin haburin haburin Wacadkaan bisleenay Biladda caashaqa dhaxdeenana Dharaar ha uquurin been ah Kalgacalkaan bogayga taabtay Dhamaan xidadda ku beermay Waxaa tahay bahaldiisa Barbaarta adaa ideeqay Bogsiin hadalkaaga weeye Haburin haburin haburin Wacadkaan bisleenay Biladda caashaqa dhaxdeenana Dharaar ha uquurin been ah
Queue is empty
-- / --