VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hungo - Lyrics

Inoo halis yahay jaceyl Hantaaqo iyo ciil ku bado Inoo hagardaamo yahay Anoo hayigayga galay Halhees aan run moodayoo Naftaydaan hunqaariyoo Qofaan igu haysanbaa Hanqalka u taagayaa Siduu ii helay jaceyl Hubaashii ii hinqayay Miyaa ladayaa hurdoo Dharaartii hargalaa Hamiguu igu beeraybaa Hirtiisa horsaydayaa ? Cidlaan hiihaabayaaa Waxaan u haliilayaa Barasho hungoodayoo Waxaan uhamuun qabaa Nafaan ii hiilineenin Siduu ii helay jaceyl Hubaashii ii hinqayay Miyaa ladayaa hurdoo Dharaartii hargalaa
Queue is empty
-- / --