VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jees jees - Lyrics

Jeesjeestayoo waayadan Afkiibaa juuqda gabay Jawaabihii yaab galaxy Jahadii sow igama lumin Jabkaygu alaa jabkayga Inaan ku jirsoon ku helin Jaarkuba sow may ogaan Naftaydu kumay jeclaateenh Dartaada uma jiroote Macaan madhaheen had iyo jeer Wiilkaan kaligii jeclaad tahay Ixumaysayoo maalmahan Axdigii kana jeestoo Jikaar miyaa yaab galay Jihadii sow igalumin Jabkayga allaa jabkayga Inaan ku jirsoon ku helin Jaarkuba sow may ogaan Naftaudu kumay jeclaateen Daryaada umay jirooteen Macaam madhaheen had iyo jeer Wiilkaan kaligii jeclaad tahay
Queue is empty
-- / --