VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ragaa - Lyrics

meel nabaadku kaguuray xoolo naaxin kareynin naqanaa umaleynayn anigaa nolo mooday nafteydii ugu baaqey nacabkii dili laaye midan iiba naxeynba misna mooday naruuro nadarbaa galistiisa raga qaar dhan la dooda nasteexaan umaleeyoo anigaa unuglaadey neecaw dhalanteedka xubi naawilistiisa nabar aan bogsanaynin naxlin daacad uqaadey niyadayda wanaagsan nafteydii uciyaartey nabarbad igu reebto nabsibaan laguuray nadarbaa galistiisa raga qaar dhan la dooda nasteexaan umaleeyoo anigaa unuglaadey
Queue is empty
-- / --