VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wiilasha Somaliyed - Lyrics

wiilasha soomaliyeed raga iyaga ugu wacan waynaha ugu deeqay qurux cadawna ma waabin karo hadaan washitoon dago iyo hadaa wisiil geel ku raaco hidiidiiyo hidiidihaa hadaan walaalkay helaayoo geesiga wiil soomaaliyed samaan igu waaninaayaa hidiidiiyo hidiidihaa cadaw igu wiirsada iyo wadeeca alle ajnabi maxaa iga galay warkiisiyo inaan la wadaago nolol hobeeya hobeeya haa wiilasha soomaaliyeed wadnkay jecel yihiin wadnihii qarankeena weeyaan cadawna ma waabin karo hadaan washitoon dago iyo hadaa wisiil geel ku raaco hidiidiiyo hidiidihaa hadaan walaalkay helaayoo geesiga wiil soomaaliyeed samaan igu waaninaayaa hidiidiiyo hidiidihaa cadaw igu wiirsada iyo wadeeca allee ajnabi maxaa iga galay warkiisiyo inaan la wadaago nolol hobeeya hobeeya haa
Queue is empty
-- / --