VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geylan - Lyrics

xiisahaad garaadoow igu gantay wuu ila guuurguurtoo ila gudo gaaaridii haweenkay gu,iyo dayr amba waa I gubayaa ka gam,ee galbiskaan sugaayiyo guri galkii sawdigaa ka gaabshee iga guday guunyadaa I ciishee Kuma gabeene Kuma gees maraaye ila garoo wiilhii goba sidaadoo gararasho waa hayaha gilgilmay gamashiyaan ii Samir gobaadeey galabsan baa guul guul ku xigaysiyo gocoshadee wadnihiyo gadhkiisaan kuggu gunto geeraan ka xigayaa guri nin kale amba wayga garanoo gabadh kale usoo geed fadhiistoon ka geel baxshaa giiijisoo guniga oo gaylanoo gugani ka xiga gaaf igu aroos gawraha habeenkii gabi dhacaa gacalooy dartaabaan u guurayaa wiilhii goba sidaadu garasha leh waahaayaha gilgilimay gamashiyaan ii Samir gobaadeey galab san baa guul guul ku xigasyiyo gocashade
Queue is empty
-- / --