VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhayman - Lyrics

Dhaymanee adaa Wanaag aan dhamaan Farxad ila dhamay Intaa aan dhumin Dhul shisheeya tagin Dhaxalkii jacayl Ila qaybsa oo Qalbigaaga dhigo Dhaymantii Habloodee Dhamas qaaliyeedee Aqalkaan dhiseenay Arooskaan dhigaynaba Waa inoo ka dhacaa dhulkayna hooyo Caradiisu dhayf tahay Dhaymanee adaa Dhalanteedka beenta ah Iga dhowrayee Intaan dhiman Dhuuxa iga tagin Jacaylka dhiiranoo Dhiiga aan ku qoray Qalbigaaga dhigo
Queue is empty
-- / --