VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhuuban - Lyrics

Waqti waliba dhacdadii dhaan iyo marinkiii 2xx Dhul iyo dhudhunkii aniyo dhibteeydeee 2x Waqti waliba dhacdadii dhaan iyo marinkiii 2xx Dhul iyo dhudhunkii aniyo dhibteeydeee 2x Dhuubaneey dhaayal qurxoon dhuubaneey dhaayal qurxoon dhaar baan ku dhiiranee jacaylka halkee dhigi alla aniga adiga jacaylka halkee dhigi 2x Adna shaki kugu dheer adigaa Dhabtii hodan aamini yaad dhaafi weeydee miyaan lumaa adoo dhoow miyaan dhintaa adoo nool 2x Cid dhaqaajisaan jirin dookh iyo dhankuu rabo cid dhaqaajisaan jirin dookhiyo dhankuu rabo dhag iyo laab maqaar iga dhammeeyay dhiiggeee 2x Dhuuuxiyoo laftaa dhibaa dhuuxiyoo laftaa dhibaa dhaawaca adoon dhayin heesaha ma dhaafeen alla aniga adiga heesaha ma dhaaafeeen 2x
Queue is empty
-- / --