VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gabdhah Soomaalyieed - Lyrics

Gabdhaha soomaaliyeed Gaduudanoo quruxda badan Gob iyo waa gacaladeen waxayna ku gaaryihiin Gayaankoodna ugu tagayn Garashada hiddahiyo Ganabshada gaarinimo Gar celisna aan lahayn Anna taan uguuxee Runtii calafku ii galay Gobanimmana aan uqirayoo Guulaan ku mahadshaa Gabdhaha soomaaliyeed Garaad iyo haybad wacaniyo ALLAA ku gargaarayee Waxaan lagu gaari karin Gacal lagu siiy waa Go'aankoo  meel maroo Gorfatanka iyo xaajadda Xishoodka lagu garladay Anna taan uguuxee Runtii calafku ii galay Gobanimmana aan uqirayoo Guulaan ku mahadshaa
Queue is empty
-- / --