VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Quruxdii habeenka - Lyrics

quuruxdii haweenkaay qanci naftaydana qaadirkii ku uumaa qalad kaa ilaalshoo qaalidii haweenkaay qancisay naftaydana qiima badan mudanoo qadarina kacbadaan qosolkaaga quruxd qalbigayga qaaday qaran tagay qiso hore qaxar dagay qaysiyo layla qowlkooda ma qaadnaa qaali qalbi qumaneey qalbigaaga qayb gali inbadan qayr u sheeg kuna quus qaado wareerkana iskadaa wal bahaarna kaba daran by masuul.com
Queue is empty
-- / --