VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamar aan ka dhax ooyo - Lyrics

Inaan kuu ilmayo Aawadaa hurdi waayo Inaan cunto diideee Afkana biyo saarin Inuu cunto diidee Afkuna biya saarin Adna aad istiriixdo Arimada aad igu beertiyo Axdigii fulin waysoo Imtixaanka aduuniyo Arin aanan filaynin uruguda iyo xanuunka Utubtaan qarsanaayay Bulshadiina ogaatay Hooy bulashadiina ogaatay Ilaah baan kugu daayee Xamar aan ka dhaxooyo iska aroos inaankaad Aniga iga jeclaatay Iska aroos inankaad abaayo inankaad iga jeclaatay
Queue is empty
-- / --