VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yarta way shidantahay - Lyrics

Shacnigayd quruxadayda Shakalkiyo qosolkayda Yarta waa shidantahee ma usheegtee Alla ma  usheegtee Ma usheegteen Ma usheegteen Caasha way shidantahay ma usheegteen Ma usheegteen Ma usheegteen Yartaa way shidantahay ma usheegteen Shan dhalad shaykiyo aqoon Xariir lagu shaafiyay Inay shirisay hablaha Ku nool shanta qaarood Ma usheegteen Ma usheegteen Caasha way shidantahay ma usheegteen Ma usheegteen Ma usheegteen Yartaa way shidantahay ma usheegteen Kalgacal shugo aan lahayn Shuush iyo laga reebay been Haday igu shaafin lahayd Inaan shaamarayn lahaa Ma usheegteen Ma usheegteen Caasha way shidantahay ma usheegteen Ma usheegteen Ma usheegteen Yartaa way shidantahay ma usheegteen
Queue is empty
-- / --