VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dibigii spain - Lyrics

duufaanta socotiyo goboloyow isdiidane dakanaha dhexdeena uuku diirsan cadawgiye yuu ku diirsan cadawgu dadkii aadan dhalayee duntii nuux ku hadhayoo rasuulkii dardaarmoo maxaa laysku dilayaa war fakara dadkeenow inta dirirsaneydee dibigii isbeyniyo dunidii heshiisee dunidii heshiisii dambarkeeda maandeeq aan durduurano maalaa danbeeda ka maalnoo shihseeyaha udiidnee shisheeyaha udiidnee duco wan ku ladhaayaa dadwaynoow waxay tahay dalaygii gumeysiga dabrood he;lay kayeel allahayow war fakara dadkeenow inta dirirsaneydee dibigii isbeyniyo dunidii heshiisee dunidii heshiisii dadkeenow berbera iyo dawlad boostan lagu wado horaa loogu daaloo dib ulaaban maynee dib ulaaban maynee doodaha dhexdeeniyo dagaal aan dhamaanyn dagta oo kaliidin wali igama daadagin kuligeen inagama daadagin war fakara dadkeenow inta dirirsaneydee dibigii isbeyniyo dunidii heshiisee dunidii heshiisii dastuur dawladnimadii hadaan helay dabiibkii hadaan helay dabiibkii daacad maamulkeena mowqifkii dambaa jira hadaan dolar qaatiyo diraadiraale kulantaan ku dardaara waligii dalka dadka dalka dadku inaanu ka la gu in war fakara dadkeenow inta dirirsaneydee dibigii isbeyniyo dunidii heshiisee dunidii heshiisii dadka kuwa gabooobe damiirkoodu guuriyo waxaa duunyo naga maqan dibadaha udhoofshe durbaanada qabiilkana ku dabaal dagaayeee hadaad diir naxaysaan dalka kuwa ku hadhayiyo uydamqada dhalaankiin war fakara dadkeenow inta dirirsaneydee dibigii isbeyniyo dunidii heshiisee dunidii heshiisii daaqsimaha dhulkeena dagaanada barwaaqada dhiiga ku daadanaya udul qaadan maynee \udul qaadan maynee qiimeeya darriskoo barwaaqada ku diirsada daaim keen daaim keen daaim keen hanaga dhigo war fakara dadkeenow inta dirirsaneydee dibigii isbeyniyo dunidii heshiisee dunidii heshiisee
Queue is empty
-- / --