VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Masuulkii tala hayow - Lyrics

maandeeeq xubnihii labaday inaan meernaan raabaa mudaan haraad qabee inaan maalnaan rabnaa inaan maalnaan rabnaa masuulkii talo hayoo madnaanta cadaaliyo inaad midnimiyo sinaan kumaa mushoo talo kumeel marisaan rabnaa rabnaa kumeel marisaan rabna milatari amniga suga waa run xumaantana meel mariyo waa run haduu cadaw maagi tago waa run awood kuuma quushayoo awood kuuma quushayoo xoog kuuma quushayo difaac muruq laan rabnaa ,miftaaxa waxbarashadiyo dadkoo maankiyo qalbigaa\ cilmiga ku mariimayaaye aqoonta macaashiyo jahligaa mardhaan rabnaa rabnaa mudane maydhaan rabnaa rabnaa xanasow maydhaan rabnaa milicda dhaqaliyo dalkoo laga laga mira dhashoo nimcadoo meel waliba taal kama macaasha kama caashey intabna ka macaasho tabcaa rabnaa sidii ul iyo maydhax somaalidoo midaysanoo dhaaman maxaboi isu qabaan hadan isku mawqifoo mabda a duul kale la nacoo oo la naco mataano ahbaan rabnaa mataano noqdaa rabnaa
Queue is empty
-- / --