VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baafin - Lyrics

waxaan baafinta u diro bari iyo galbeed bari yurub ka daydayoo boosaha u kala dhigo barashada xasuusta leh baa dahaba lagu qoro barbar saylac ila dheel bada cagaha soo gali isku soo baxeenuna waa inoo bishaaree bariidaduna waa nabad iyo baladka oo sami waxaan barisamaadkii bohoyaw daraadii bogan waayay jiifkoo aan laba bogleeyaba bila doobir qayb idhi iyo baydka raaxada ma boogsanooyo kaw dheh u baadshay aniguna isku soo baxeenuna waa inoo bishaaree bariidaduna waa nabad iyo baladka oo sami
Queue is empty
-- / --