VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilaneey Jabuutaay - Lyrics

bilaneey jabuutaay baakitimadaay meel lagu nastaay bildhaantaada admigu badi wuu jeclaystaa waxa tahay bil dhalatiyo barwaaqiyo horumar dawlaadaha bari hore dayaxa u badheedhaad barbarkooda joogta bilanaay jabuutaay bilicdii afrikaay bad dhan ku taalay badhtan lagu kulmaayey nabad lagu fadhiistay baahida tan reebtay bila laga xijaabay
Queue is empty
-- / --