VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hannaqaad - Lyrics

hoygaan lamaanuhu isla hayn hareeraha hagar li'i waxbarashada loo kala horeeyoo lagaa weecin hadimada qorshe lagu hagayno caqli lagu hogaamin ma huro wadeecada hanaqaadka ubadkuna hadaan talo haboon aan lala hor taagnayn way ka hadhi asaagood waxa loo hiloobaa hirashadiisu wacantay hoy nabada samo loo horseedo aan la isu hiifayn hadaan waalidkiina wanaag ayse wada hayn hadalkoodu madhanyahay sidee loo hormaryaa
Queue is empty
-- / --