VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees mix ah - Lyrics

hoygaan lamaanuhu isla haynay hareeraha hagar li, wax qabashada loo kala horaynoo laga weecin hadimada qorshe lagu hagaynoo caqli lagu hogaamin ma huroo wadeecada hanaqaadka ubadkuna hadaan kala haboon aan lala hortaagnayn way ka hadhi asaagod waxaa loo hiloobaa hirashadiisu wacan tahay hoy nabadoo samo loo horseedoo aan la isku hiifayn hadii waalidkiinaa wanaag aysan wada hayn hadalkoodu madhan yahay sidee loo hormarayaa hanaqaadka ubadkuna hadaan tala haboon aan lala hortaagnaynn way ka hadhi asaagood
Queue is empty
-- / --