VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jamiila - Lyrics

jawharadii naftaydaay dumar jalaqsantoodaay ooridaan jeclaayeey jidhkiyo halbowliyo jeexaygii midigeey waan jiifsan waayoo dhinacaad jirtaaniyo jarmaadada habeenkii jabadkaad ku nooshihiin riyo aan ku joogaa jaahawareeriyo buuq jiro iyo xanuun ka fogee JALIILOW ubadkiyo jamiilaba waqtigaa ina kala jaray midba jees ku xidhayoo bawdada iyo jilibkaa ugu giija jiridoo ina kala janjeedhshaa ubadkaad jiraysee sida wacan u jeel baxay jaahooga loo diiday jano ku noolyihiin jirsadooda waad heli
Queue is empty
-- / --