VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sasab2 - Lyrics

saqda dhexe siqiir kacay markuu salal la ooyee hurdo seegto hooyadii yarta abid la simanee seexan karin kalkacalkaay waxaan ahay sidaaduun nafta wehel sugaysaa samir badan lahaynoo anba waan sasabayaa laba sidig ahaayoo sad u yahay jacaylkuba haday kala socdaalaan waxan sahal ahayno dadku lagu sameeyaa midba galin ku saamayn
Queue is empty
-- / --