VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deg deg ii doono – Shirib - Lyrics

dal iyo duuraan kaa jarshoo dhookhaa ku raacee ha ii daraan deeq iyo duunyo ma rabee dugaalka i gayso aan dagnee hal dirhinoo dul shiifanaa dahab iyo doolar iiga riin sidii digtoor dawa qoraan dushaada u daaf wareegaaye ama i dil ama i dawee nabeed dibkaaga durki maa dal nuuriyoow dareen iyo damacaa igu kaa dirqiye intuu dunida daa inkay rag soo diraan kaa doortaye dagdag ii doono daahirow duqow akhyaara soo dirso waxa dan iiga taal inaan da yar kuu daadihiyo amba i dil amba i danee nabeed dul kugu doorsanmaa
Queue is empty
-- / --