VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wiilyahow - Lyrics

ragba kaad u jeceshay shaw marbuu ku riiqaa rubad goynta caashaqa raran aad ku gubataa riyadii kalgacalkuna raad buu igaga tagay runta hadalkaan kuu idhi dhagahaba umaad ridin ra,yigaaga wiilyahow raxraxda iyo wanaaguba riyay kaa ahayd shaw iyo laguma raagaan rajo kaama sugayee rugta nolosha aayaha halka aniga ii roon rabibaan ka sugayaa raxmada iyo barwaaqada raasamaal aduun ma leh raaxo lagu nagaadee rafaadkii aan soo maray waan ka raysan doonaa ra,yigaaga wiilyahow raxraxda iyo wanaaguba riyay kaa ahayd shaw iyo laguma raagaan rajo kaama sugayee
Queue is empty
-- / --