VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aqoonyahan - Lyrics

Ilaa sano labaatanaad Markuu lumay hogaankii Haba kala darnaatee Dalka qaaradiyo goor Holacbaa ka baxayee Habeen laguma lado nabad 2× In kastoo la hawlgalay Hore loogu xulay madax Lama hanan lama hanan Lama hanan nin guushoo Waxay hiraaya mooyaan Lama hanan lama hanan Lama hanan nin guushoo Waxay hiraaya mooyaan 2× Madaftiina maantana Madaralafisii Hadii aad i galisaan Hambalyaanu leenahee Hareertiina naga daya Naga dayaay Hareertiina naga daya 2× Sooyaal horeetiyo Hamigaaga madaxnimo Halkii cali sharmaakee Murti loo hiran jiray Haybadii rashiidbaa Adna kugu hagoonee Inaad hanato qaranimo Hubsada aqoonyahan U habeelabaa tahay 2× Sooyaal horeetiyo Hamigaaga madaxnimo Halkii cali sharmaakee Murti loo hiran jiray Haybadii rashiidbaa Adna kugu hagoonee Inaad hanato qaranimo Hubsada aqoonyahan U habeelabaa tahay 2×
Queue is empty
-- / --