VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damaashaad - Lyrics

Dareen caasahaq ruuxuu damqaayoo Dhagta maqal kama Dhaygaystee Waxay dawadiisu tahay Qofkuu dad ka doortayoo Dookhiisa raacoo Daacadna u hooga qaadoo Inuu daris la noqda oo Daa'inbaa ku simo Inuu daris la noqda oo Daa'inbaa ku simo 2× Dabayl caafimaadbaa Soo abaartay docdaydoo Waxaan nafta ku diirin lahaa Inagoo inagoo doontii caashaqa Damaashaad damaashaad Farxad aan dakeeyee Damaashaad farxad aan dabaalee Dabayl caafimaadbaa Soo abaartay docdaydoo Waxaan nafta ku diirin lahaa Inagoo inagoo doontii caashaqa Damaashaad damaashaad Farxad aan dabaale Damaashaad farxad aan dakeeyee Diradiraale dhexdeeniyo Hadaa raacday dul kale Durbaan naacab kuu tumeen Damiir damiir xume ky qaadoo Dayrisay jacaylkee Dooratay dariiq kale Daainbaa awood lahoo Isagaa dabiib ka sugi Daainbaa awood lahoo Isagaa dabiib ka sugi 2× Dabayl caafimaadbaa Soo abaartay docdaydoo Waxaan nafta ku diirin lahaa Inagoo inagoo doontii caashaqa Damaashaad damaashaad Farxad aan dakeeyee Damaashaad farxad aan dabaalan Dabayl caafimaadbaa Soo abaartay docdaydoo Waxaan nafta ku diirin lahaa Inagoo inagoo doontii caashaqa Damaashaad damaashaad Farxad aan dabaalan Damaashaad farxad aan dakeeyee Damaashaad farxad aan dakeeyee Damaashaad farxad aan dabaalan Damaashaad farxad aan dabaalan
Queue is empty
-- / --