VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Murugada kalgacal - Lyrics

mariid miyaad tahay mise shay macaan dhuunta mari karayn ana ka maarmayn murugada kalgacal ku mataanaysan caashaqa anigay imaratee habeenkii jiif miyaan rabay adiguna macaanow kumee waan kugu mabsuudee kumee kaama maarmee aboowe macaane kumee maqaamsaday intiiyoo muuqaalka wacan rabaa kugu manaystoo muujiyey jacaylkii mahadhada kalgacal muadanahay ku hiratow mar inaan kuhela baan mawlahay ka tuugaa adna macaane kumee waan kugu mabsuudee kumee kaama maarmee kumee aboowe macaane kumee
Queue is empty
-- / --