VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaayo jaceyl - Lyrics

Dhaayaha uroonow Jaceyl aan dhamaanbaa Kudhex nool naftaydee dhuudahay damqaayee Dhuuxa iyo lafaha iyo dhiiga mara halbowlaha Wadnahaad ku dhurantee Hurdo dhaban anoon dhigin DHaraar iyo habeenay Dhankii aan jaleecaba Humaagaagaan dheehdaa Dhamoow adi daraadaa Dhuunigii ka go ayoo Dheef inaan wadaagnaa Ogow dhowrayaa weli Igu dhalay kalgacaloo Dhaawacii kugaadhana Waa dhibaatadaydee Hurdo dhaban anoon dhigin Dharaaro iyo habeen Dhankii aan jaleecaba Humaagaagan dheehdaa
Queue is empty
-- / --