VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Diktoor - Lyrics

Dubka igu yaallo mar horaa dushiisaa leygu daadshe malaboo anoo daayaayoo ka tan baxay galkacalka jaceylkan igu soo dagay i darbeeyay waa maxay Soo taan u dagayee balantii dhaxdeeniyo dooxyadi banaana u dabaalo caashaqa hor ugu dardarmeen diinkii nafsiga wadayee ina kaariyo dirayee iga rogashadiisi ma anuu igu soo dagayee Dibnihisu kululaa ma dabaa kasoo bixi diirdiiranaayoo gubuhiisu adagaa ma mid deyr cad geelidyo gambo lagu anqariyo duulaan u kacayba isagoo i dilaya ma damqado jirkeygu ma diktoor is nacay baa ma dayaa hiiladada anoo dayaxa dhaafoo dunidaba ka tagay buu dusha igaga yimidee duulaan la adagiyo ma dabeylaha sida hadii kula kashadayee haatan kuu il doorsadayee ayaa iga daweeya dadow ayaa iga dabiiba dadow ayaa iga dul qaada dawadiisa heli kara
Queue is empty
-- / --