VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Somali run ah - Lyrics

Waligey waxaan rabay Wayigana ku hayn jiray soomaali run oo Reer yagleelee Rabi hadii uu iskeen baray Naftuna kaa raali tahay geesi lagu rafiiqow nOqon rixin wanaag jecel Sida kuugu raayey Farxada hayga kala ridin uroonaa ilaahay RAaxana ufududaayeey rEdi markay wadaagaan rIyona isku raacaan Dambe reer lajoogtoo Ku rugo doogsanaysaa geesi lala rafiiqoo nOqon rixin wanaag jecel Sidan kugu raayey Farxada hayga kala ridin
Queue is empty
-- / --