VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tacab - Lyrics

Ma ogtahay jaceeyl yahoow Markastoo tusqaaddaba Wax kuu taag helaan jiri Aniguna tuhunbixiniyo Tiirkaan dhidbaayiyo Aan taydii ku seegee Wixii tacab aan kuu galay Waxba iiga maad tarinee Dhibtana iiga maad turinee Haa dhibtana iigamaad turinee Turxaan haaa turxaan li'i ku nooloow Anoo kugu taamayoo Ragba kaa tusmaystoo Kaa tilmaantay adigaa Tilmaantay adigaaa Adna waxaad tix gelisaa Hadba talo wadaagtaan Ruuxii kala taggeen jecel Wixii tacab aan kuu galay Waxba iiga maad tarinee Dhibtana iiga maad turinee Haa dhibtana iigamaad turinee Turxaan haaa turxaan li'i ku nooloow
Queue is empty
-- / --