VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Carfoon waaye - Lyrics

Caynidee walle  wale
ceed malaee
Cimriyo waxaan iraa 
carfoon waaye

Caadilkaa u uumay 
Ceeb ma lee
Calafkaa u codeey waa
Cadceedaa iftee

Cudur bilaawgiisa Waa cishqi lee
Cabsi ku joog iyo cadaab waaye

Ma ceeshi karee la'aantaade
Adaa cindigee ku taalaayee

Cimrigaa haraago  caafimadiyo
? Barwaaqo aan caadil kaga tuugaa

Caadilkaa u uumay 
Ceeb ma lee
Calafkaa u codeey waa
Cadceedaa iftee

Cadaan iyo madoob intii
caradaan ku nool alle
caadilkaan uumee

Ku cumri qaadee ninboo
Camalkii aad suubsatay
waa canbuuurkaagee

Caynidee walle  wale
ceed malaee
Cimriyo waxaan iraa 
carfoon waaye

Caadilkaa u uumay 
Ceeb ma lee
Calafkaa u codeey waa
Cadceedaa iftee

Caynidee walle  wale
ceed malaee
Cimriyo waxaan iraa
carfoon waaye

Cir iyo dhulkaa  Layla ciyee
Calool xumaan la cishooday

Xaliimo cadeey  
Walee ciladeed qof ii carifaan
rabay casirkaan

Lays cishqaa haboon haboon
Layn mudee  
??

Caadilkaa u uumay 
Ceeb ma lee
Calafkaa u codeey waa
Cadceedaa iftee

Lyrics by xaaji muriidi

Queue is empty
-- / --