VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalka un igala soco - Lyrics

wixii arimaha yimaada anaa odayaynayee ishaa uun igala soco waxan ku idhaahdo maqal agtaada markaan imaad uurkaaga wixii ku Jira adoon soo marina afkaba anaa eegmada ku garan aqoonyahan baa taho ragii afrikada ka jiray amaanta adaa mutaystay wixii aad gashay abaal hadaad axdigii adkaystay siduu arxankaagu yahay umaduba way ogtahay ilays baa tahoo ayaankaaga tirsane hadaad aragtida ku badin miyay naftu aamustaa aqoonyahan baa taho ragii afrikada ka jiray amaanta adaa mutaystay
Queue is empty
-- / --