VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees 4 - Lyrics

halbawlaha dhiiga qaadiyo halista wadnaha i jaree hawaawiga adaa i baday hugaygaan ku moogaya haraadbaan kuu qabaa hawada kaa daawada hadii aynaan is helin ama aynaan wada heshiin naftaydaan halaynayaa jacayl halis weeyiyoo cilmiba waakii god dhigay hodana maba ogee siduu ugu heeranyahay anaa laabtiyo hiyiga adaa hadhsadoo hantiyay halista wadnahay jaree hawaawiga adau baday hugaygaan ku moodaa haraad baan kuu qabaa hawada kaa daawada hadii aynaan is helin amaynaan wada heshiin naftaydaan halaynayaa
Queue is empty
-- / --