VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kolkii aan kulanaa - Lyrics

labadii kaftantee kalgacayl ku lamaan koriya kobciyaa kurdankooda nacabkood karkabay ka baxee kol hadaan kasbaday kashka kaan ka rabay kadabaa allahayoow kolki aan kulanaan kamaaloow ku jantoo kal nugayl kawsaday kala guur kudkudee kalifaa kawiree kol hadaan kasbaday kashka kaan k arabay kadaba allahayoow
Queue is empty
-- / --