VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadaanaad wadaynin jacaylka - Lyrics

adaa wangalaalka dareenka ku weemay naftayda wareerka markuu wadnahaygiyo beerka waraabshay waabayda suntiisa inaad wacadkii kawareegtiyo wadeeco kaama filayninee hadaanad wadaynine jacaylka warmada u adkaysan karayn maxaad waqtiga iiga halaysay wanaag anigoo ku barbaaray waxyeelo ka dhaarshay naftayda miyaan waxdi beena rumaystay intaan wadadii ka habaabay waayeel taladaan la wadaagay miyay wari iiga danbaysay
Queue is empty
-- / --