VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kolkooli - Lyrics

kalgacalka dhibti kaamil ma noqdoo ma kobcoo hadaan la wada korinoo la koolkoolinoola wada kabino kaskiyo lagu qaban kashkiyo laabtee kifaaxii naftoow intaad kaysarow aduunka ku nooshay inaan ruux kale kuray kale la kalaamo kow kow idhaahdo sheekana kolay kaftantahay ha ka yaabin hurdo kaama ladoo jacaylbaan kax ahoo qalbigaad kasbatee kalsoonida galisaa kadabaa ku lehee kimis aan wadaagnee kaalay kaalay hadhuubka caashaqa ila kabo anoo kawsareey kali kuu ahoo ku kaafin kara ayaad kun nin kolba mid kukit kalakit keentayoo isu kor wadayoo kuligood shiraysaaye hadba midaan kurbo qabin karkabiyo hawliyo kordhi iyo xanuuniyo kamanaasi galisaayoo kadeedaayoo marku kuco kacaa kufo kabna lulo kabna laalaadiyaad ka bul dhe ku tidhaa
Queue is empty
-- / --