VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa sidee baxsan ft rooraaye - Lyrics

Waa sidee sawir Baan arkaa miyaa Ma saxbaa hooy hoy Ma'anaa la isoo sirxoo Siloon waa sidee x2 Waa sidee safar baan Jiree adaa isiroo hoy hoy Ana waan sigtoo socdee Salaama X2 Waa sidee safar baan Jiree adaa isiroo hoy Hoy samirlaay dabinka isudhoo sidaa wax Yidhee x2 Waa sidee saynis baa Jiree miyay sawireen Hoy hoy aakhiraa laga Soo noqdaa miyaa Waa sidee x2 Waa sidee been lasoo Sameeyayoo waa sidaa Hoy hoy sababoo ana Waan dhintoo socdee Salaama x2 Waa sidee axdigii ma Saydhinee anigoo hoy Hoy sugayaa saaxiib Kaa shaxdaa dagoo Waa sidee x2 Waa sidee safar baan Jiree adaa isiroo hoy Hoy samirlaay dabinka isudhoo sidaa wax Yidhee x2
Queue is empty
-- / --