VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qof dhoofo aan dhiman - Lyrics

qof kaa dhoofoo aan iman dhibaatuu leeyehee wakhtigu wuu dheeryohoo dhulkuna wuu kala fogye dhaayuhu ma arkaan kolay naf meel dheer kaa jirtee dhambaalada soo diroo dhagaha uun igala socoo jacaylbay idhalan rogoo hurdana dhaafoo katagay habeen waan dheel madaadharaartiina waan socdaa dhabaan kuu jecelohoo dhamaan waaxyahaygiyo dhiigaad ku abuurantoo hoy iyo aqalbaan dhisaa
Queue is empty
-- / --