VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barbarkaaga adkee - Lyrics

waa boog jacayloo naguu beeranoo adigaa i barayo balansaday naftee bidhaanta arkana beerkiyo halbawlaha caashaq baa kaso baxay aboowoow caashaqbaa bug yidhi boqorkaygiyoow baraarkaa adkee adigoon ka bixin noqo baari wacan waa boog jacayloo bilo awdayoo soo ifbaxoo bishaariyo bilkhayr bidix iyo midig baan nahay isku baahanoo caashaq baa kasoo baxay aboowoow caashaqba buga yidhi boqorkaygiyoow baraarkaa adkee adigoon ka bixin noqo baari wacan
Queue is empty
-- / --